Sakada Pdf Free Cilmiye Books
About Us Sakada Waxay kuwaajibtay muslim (gaal maya) xor ah (adoon maya) oo haysta maal zaka gaarey (nisaab) noockasta hanoqdo ee noocyada maalka oo zakadu kuwaajibto. zakada qeexideedu waa waxa uu bixiyo qofku ee kamida xaqa alle, lanasiiyo dadka saboolkaa, waana tiir kamida tiirarka islaamka ee shanta ah. Xoolaha sakada laga bixinaayo waxa weeye afarta meesi ee la dhaqdo oo kala ah geela ,loda iyo ariga oo kula baxa ido iyo riyo lakiin hal qeyb isku ah geela waxa ayna ku waajibtaa dhamaan noocyada geela ha ahaato mid leh hal tuur “kurus” ama labo tuur hadday ka bataan tiradooda shan waa sidan soo socota qaabka sakada looga bixinaayo geela.
Home Cilmiye Books Zakada qeexideedu waa waxa uu bixiyo qofku ee kamida xaqa alle, lanasiiyo dadka saboolkaa, waana tiir kamida tiirarka islaamka ee shanta ah, waxana lagu xariiriyey sheegitaankeeda salaadda 82 aayadood, sideetan iyo labada meelood markastoo lasheego salaadda waxaa laraaciyaa zakada, wuxuu alle kufarad yeelay kitaabkiisa iyo sunada rasuulka nabadg. Bismillaah dhiganahan kooban waxa uu ka hadlaya sakada , qeybaheeda iyo habka ama qaabka looga sakeeyo maalka uu ilaahy siiyey qofka waana muhiim qofkasta inuu yaqaan si uu uga sakayn lahaa xoolihi si uu u guto waajibkaas. dhigahan kooban waxad awooda inaad akhrido marar badan si uu ugu xasilo maskaxdaada mowduucana aad waxbadan uga fahamto. Maxaad ka taqaanaa shiicada? (free). Waa website aad ka heleysid buugaag pdf ah iyo koorsooyin. maxaan u dooranay dariiqa faqriga? (free) yaa qaatay burcadkeygii? pdf. maxaa qaabeeya qofnimadaada? (free) maxaad ka taqaanaa shiicada? (free) no products in the cart.
All Books Cilmiye Books Maxaad ka taqaanaa shiicada? (free). Waa website aad ka heleysid buugaag pdf ah iyo koorsooyin. maxaan u dooranay dariiqa faqriga? (free) yaa qaatay burcadkeygii? pdf. maxaa qaabeeya qofnimadaada? (free) maxaad ka taqaanaa shiicada? (free) no products in the cart. No products in the basket. Dhamaan buugaagta free pdf ka ah ayaad halkaan ka heleysaan oo aad si fudud ula soo degi kartid. maanta noqo aqriste wanaagsan. (free) no products in the basket. (free).
All Books Cilmiye Books No products in the basket. Dhamaan buugaagta free pdf ka ah ayaad halkaan ka heleysaan oo aad si fudud ula soo degi kartid. maanta noqo aqriste wanaagsan. (free) no products in the basket. (free).
Comments are closed.